War deg deg ah: Madaxweynaha Jubaland OO madaxweyne KU-XIGEEN u magacaabey MADAXWEYNE KU-xigeenkii Maamulka LIXDA gobol EE BAYDHABA looga DHAWAAQEY hadda ka hor

WAAJIDPRESS – 14 MAY 2016:

image

Warar naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xilka qaadis lagu sameeyey Madaxweyne kuxigeenkii koowaad ee Jubbaland General Cabdulaahi Sh Ismaaciil Fartaag laguna bedelay Maxamuud Sayid Aaden (OO ahaa MADAXWEYNE KU-xigeenkii Maamulka LIXDA gobol EE BAYDHABA looga dhawaaqey), isla markaana waxa uu ka mid ahaa Siyaasiintii dhawaan ku soo heshiiska la gashay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Siyaasi Maxamuud Sayid Aaden oo hadda ku sugan magaalada Kismaayo ayaa amaankiisa lagu wareejiyey ciidamada Ethiopia.

Dadka siyaasada falanqeeya oo nala soo xariirey Ayaa sheegey in laga yaabo wakhtiga dhow dib loo magacaabo maamulkii Lixda Gobol ee BAYDHABA looga dhawaaqey, isla markaana Hal maamul yeeshaan maamulada KOONFUR GALBEED IYO
JUBALAND, maadaama uu Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan uu ahaa Madaxweynihii UGU dambeeyey Maamulka LIXDA gobol.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: