War deg deg ah: Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Badda Soomaaliya oo lagu Dilay Muqdisho

WAAJIDPRESS – 14 MAY 2016:

Kooxo hubeysan ayaa Caawa Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho waxey ku toogteen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sarkaalkan oo labo xidigle ka tirsan Ciidamada Badda ee Dowladda Soomaaliya ahaa ayaa magaciisa lagu soo koobay Cali Cabdulle, iyadoona Dalkiisa ay fuliyeen Rag ku hubeysan bistoolado.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ayaa Caawa howlgallo baaritaano oo la xiriira Dilkaasi waxey ka wadaan Xaafado ka tirsan Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.

Weli lama soo sheegin hadii ay jiraan Dad Ciidamada Booliska Soomaaliya ay u soo qab qabteen Dilka Sarkaal Cali Cabdulle.

Ugu dambeyn, Xarakada Al Shabaab ayaa durbaba sheegatay mas’uuliyada Dilka Caawa Labo Xidigle Cali Cabdulle oo ka tirsanaa Ciidamada Badda loogu geystay Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: