War Deg Deg ah: Dagaal Culus oo ka qarxay Magaalada Baladweyne ee gobolka HIIRAAN

WAAJIDPRESS – 17 MA Y 2016:

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in dagaal aad u xoogan uu maanta ka Qarxay ama ka bilowdey Magaalada Baladweyne ee gobolka HIIRAAN.

Dagaalkan ayaa ka qarxay xaafada howlwadaag ee magaalada baledweyn waxa uuna udhaxeeya labadii maleeshiyaad ee dhawaan  ku dagaalamayey duleedka magaalada baledweyn gaar ahaan dhanka galbeed.

Dagaalkani ayaa la sheegayaa  in ay ku dhinteen afar qof oo Shacab ah,  halka dhinaca kalana dhaawacu uu gaarayo ilaa shan ruux.

Qeybaha ay ka kooban tahay xaafada Hawlwadaag ayaa kala xiran, waxaana jira dadweyne wali ku xayiran suuqa Toora-boora oo ah halka uu Dagaalku ka qarxay, madaama waqtigaa ay ku sugnayeen goobahooda ganacsi.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: