Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Xilka Ka Qaaday Isku Duwihii Wasaarada Maaliyada KGS Ee Gobolka Shabeelada Hoose

WAAJIDPRESS – 21 MAY 2016:

Warbixin ay heleyso Shabakada WAAJIDPRESS News Online ayaa sheegaysa in xilka laga qaaday isku duwihii wasaarada Maaliyada Ee Dowlda Koonfur Galbeed ee Gobolka Shabeelada hoose.

Iskuwaha Wasaarada ayaa waxa ku magacaawnaa Maxamuud Daahir Faarax Qooley oo la sheegey inuu ka mid yahay ragga colaada iyo xasilooni darada ka kawada Gobolka Shabellaha Hoose.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Shariif Shariif Xasan Sheekh  ayaa lagu magacaabay qof kale oo Magaciisa lagu soo koobay Shaafici Caqoore oo ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE .

Sababaha xilka looga Ceyriyey Qooley ayaa lagu sheegay is-dabarin iyo Musuq maasuq muddo soo jiitamayey oo uu dhaqan ka dhigtay, waxaana dadka xilka ka qaaday talada iyo maskaxda ay ka saareen in imaatankiisii hore uu ahaa mid Musuq iyo qaab dara kale ku yimid.

Shakhsiga loo magacaabay Iskuduwaha ee magaciisa lagu soo koobay Shaafici Caqoore ayaa la aaminsanyahay in uu ka mid ahaa shakhsiyaadka sida daacada ah weligiisa u sheqeeaya.

Ugu dambeyntii Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa inta badan waxa uu caadi ka dhigtay in xilalka ay isku bed bedelaan Walalaha Galgaduud gacmahooda ay ka da’yaan dhiiga Shacabka shabeelada Hoose.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: