War deg deg ah: Madaxweynaha KOONFUR GALBEED SHARIIF Xassan OO si kulul u sheegey in PUNTLAND ay dooneyso sadbursi taasina aysan marnaba suura gal noqan karin

WAAJIDPRESS – 23 MAY 2016:

 

Shariif Xasan sheekh aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa si kulul u weeraray C/weli Gaas Madaxweynaga maamulka Puntland isagoona ku tilmaamay in mar walba uu u taagan yahay fashilinta qorshayaasha lagu hormarinayo siyaasada Soomaaaliya.
Madaxweyne Shariif waxa uu sheegay in madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas looga baahan yahay in danta gaarka ah uu ka hormariyo danta guud sidoo kalana uusan ku mashquulin sed-bursiga xad dhaafka ah.
Madaxweynaha Koonfur galbeed waxa uu sheegay in xiliyada qaar ay dhicikarto in tanaasul laga muujiyo Heshiisyo horay loo kala saxiixday, waxa uuna sabab uga dhigay inay soo bixi karaan dhibaatooyin degdeg ah, balse Puntland ay dooneyso in Heshiiska uu ahaado mid halkiisa taagan taasina aysan suuragaleynin.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: