DAAWO: WASIIRKA GAASHAANDHIGA SOMALILAND OO MAANTA SOO BANDHIGEY CIIDAMO KA SOO GOOSTEY MAAMULKA PUNTLAND SOONA GAAREY MAGAALADA HARGEYSA

WAAJIDPRESS – 24 MAY 2016:

Wasiirka gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadame  (oo ka soo jeeda beesha Warsengale – DAAROOD) ayaa ka hadlay maamul looga dhawaaqay degmada Badhan, wuxuuna sheegay in arintaasi jiritaanka Soomaaliland aysan waxba u dhimi karin.

Wuxuu sidoo kale uu sheegay Soomaaliland inay isaga fiilantahay cidkasta oo doonaysa inay carqaladayso amaanka deegaanada Soomaaliland.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliland ayaa sidoo kale sheegay in 30-askari oo ka goosatay Puntland haatan ay soo gaareen magaalada Hargaysa.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in ay ka warhaayaan in hub badan oo maamulka Puntland kaga soo dagay magaalada Boosaaso; – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: