DAAWO: Barnaamijka Dareenka Shacabka Iyo Siyaasiga oo Lagu Falanqeeyay Go’aankii Xasan Sheekh ee Heshiiskii Madashada Qaran

WAAJIDPRESS – 25 MAY 2016:

Barnaamijka Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga ee ka baxa Telefishanka Horn Cable (HCTV) habeen kasta oo Talaado ah ayaa falanqayn ku sameeyey Go’aankii Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya uu ku meel mariyay Heshiiskii Madasha Qaran, taasoo uu Madaxweynaha ku Afduubtay howlihii ay laheyd Hey’adda Sharci Dejinta ee Baarlamaanka.

Hadaba Dooda oo aheyd mid dhinacyo badan taabaneysay ayaa Mas’uuliyiinta ka qeybgalay kala ahaa Afhayeenka Jaaliyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Dalka Ingiriiska Ilyaas Saciid Cali (Qalinle), Siyaasiga C/raxmaan Maxamed Saciid (Gentleman) iyo Wakiilka Puntland ee dalka UK Muxudiin Xuseen – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: