War deg deg ah: Gudoomiyaha iyo Ku-Xigeenka Degmada Buurdhuubo ee Gobolka GEDO oo hadda la dhaawacey

WAAJIDPRESS – 26 MAY 2016:

Wararka aan ka heleyno degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in 2 Qarax oo is xig xigay oo khasaaro geystay in ay maanta ka dhaceen degmadaasi Buurdhuubo.

Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen Maqaaxi Shaaha Laga cabo oo ku taalla duleedka degmada Buurdhuubo.

Qaraxyada ay ku dhaawacmeen dad ay ka mid yihiin Guddoomiyaha degmada Buurdhuubo Xasan Muxumed Cali, Ku xigeenkiisa, Madaxa Maaliyadda degmada Buurdhuubo iyo 2 Sarkaal oo Ciidamada dowladda degmadasi ka tirsan.

Wararka ayaa intaas ku daraya in guddoomiyaha iyo masuuliyiinta kale ee dhaawacmay lagu dabiibayo xarun Caafimaad oo ku taalla degmadaasi Buurdhuubo, iyadoo la sheegay in dhaawaca guddoomiyaha uu yahay mid fudud hase ahaateen saraakiisha iyo masuuliyiinnta kale qaar uu soo gaaray dhaawacyo aad u daran.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: