DEG DEG:-Tuuryare Oo Xilka Laga Qaadayo&Masull Caan ah Oo Lagu Badalayo..(Magaciisa)..

WAAJIDPRESS – 27 MAY 2016:

warar hoose oo naga soo gaaraya dhanka Villa somaliya ayaa sheegaya in madaxweynaha somalia xasan sheekh uu xilka ka xayuubin doono Taliyaha Hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida soomaliya cabdirahmaan Tuuryare.
Madaxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa la soo sheegayaa in xilkaasi uu u magaaabi doono xildhibaan Mustafa Dhuxulow oo ka tirsan BFS,halka tuuryare lagu wado in loo magacaabo Immigration-ka.
warar hoose ayaa sidoo kale sheegaya in labadaasi mas’uul uu caawa xilalka u kala magacaabayo,waxaana jira warar kale oo sheegaya in villa somalia uu iminka ka socdo kulmo wada tashi ah.
Taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha gen.gaafow ayaa isna lagu wadaa in loo dhiibo xil kale oo aan ilaa iminka la sheegin waxa uu yahay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: