Golaha Ammaanka oo muddo kordhin u sameeyey ciidamada AMISOM EE ka howlgala Soomaaliya

WAAJIDPRESS – 28 MAY 2016:

Golaha Ammaanka ee QM ayaa muddo kordhin laba bilood ah u sameeyey ciidmada nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya kadib imaanshaha guddigu uu dalka soo gaaray dhamaadkii bishan.
Golaha ayaa sidoo kale ka codsaday xog-hayaha guud ee QM Bank Ki Moon inuu dardar-geliyo ka taageeridda dhinaca logistikada.
Xubnaha golaha oo booqasho hal maalin ah ku gaaray Soomaaliya – si ay usoo qiimeeyaan hannaanka doorashada dhacaysa 2016 iyo hubsashada sida hey’adaha QM ay ugu howlan yihiin horumarinta Soomaaliya ayaa bogaadiyay doorka dowladda iyo shacabku ka qaateen horukaca la taaban karo.
Wafdiga golaha waxaa Soomaaliya usoo hoggaamiyay Amr Abdellatif Aboulatta, oo ah hoggaanka guddiga iyo sidoo kale iyo wakiilka joogtada ah ee Masar u fadhiya QM.

AMISOM ayaa Soomaaliya soo gaartay dhamaadka sanadkii 2007 – halkaas oo Uganda ay noqotay dalkii ugu horreeyey ee ciidamadaas qeyb ka noqda.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: