Shirka Madasha Wadatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmaya

WAAJIDPRESS – 28 MAY 2016:

Maalinta Beri ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya uu ka furmo shirka madasha wadatashiga qaran oo ay ka qeyb galayaan hogaamiyaasha Soomaaliya.

Qaar ka mid ah madaxda dowlad goleedyada ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya, iyadoo ugu dambeyn la sheegayo in ay soo gaaraya dhammaan madaxda maamul goboleedyada caawa ilaa galabta .

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed islam Axmed midoobe oo maanta kula hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in ay ka qeyb galayo shirka madasha wadatashiga qaran oo beri ka furmaya Muqdisho.

Qodobada badanaa looga hadlaayo ayaa waxaa ka mid ah sidii Muqdisho loogu soo dari lahaa aqalka Sare iyo go’aankii uu qaatay madexweynaha Soomaaliya kasoo ahaa in uu xeer madexweyne ku ansixiyey qodobadii kasoo baxay Shirka Madasha wadatashiga qaran.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: