War DEG DEG:-Al-shabaab Oo Laba Ruux oo Caan ahaa gowracday..(Magacyada)..

WAAJIDPRESS – 27 MAY 2016:

Wararka naga soo gaaray gobolka galgaduud ayaa sheegaya in alshabaab laba ruux ay ku qaleen deegaan hoostaga Degmada Galcad oo ka tirsan gobolka galgaduud.
Labada ruux oo gowracay ayaa waxaa shalay galab laga watay deegaan lagu magacaabo ceel hareeri oo ka tirsan galgaduud hoostagtana degmada galcad,labada qof ayaa xalay maydkood halkaasi la keenay.
waxaana lagu kala magaacabaa Abshir Axmed iyo Cabdi salaam ceelhareeri ,cabdi salaan ayaana dukaan ku lahaa halkaasi waxaa uuna horay ulahaa taar ay dadka si weyn u isticmaale jiray.
labadan ruux ayaa waxa lagu aasay deegaanka ceelharaari waxaana jirta cabsi xooga oo soo wajahday dadka halkaasi ku nool.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: