Aqriso: 5 Qodob Oo Xasaasi Ah Oo La Isku Haayo Kulanka Madasha Wadatashiga Qaran

WAAJIDPRESS – 29 MAY 2016:

Qodobada ay ka arinsanayaan madaxda madasha oo aan helnay ayaa waxaa kamid ah:

1 – Habraaca Jadwalka Doorashada oo si rasmi ah loo cadeyn doono, maalinta, Goobta iyo Saacadaha doorashada.
2 – Halka lagu qabanayo, oo ay ka mid yihiin cidda sugeysa amaanka.
3 – Magacaabida guddiga Doorashooyinka ee heer dawlad gobaleed ilaa heer Faderaal.
4 – In Aqalka sarre oo xubnihiisa ay noqon doonto tiro siman oo ah 4.5 ama in la iska daayo dhisida aqalkani oo khilaaf badan keeney.
5 – Muqdisho maqaam nooce ah ayay yeelan doonta, mise ka qeybgalaysaa Aqalkan Sarre  haddii la dhisayo.

One Response to “Aqriso: 5 Qodob Oo Xasaasi Ah Oo La Isku Haayo Kulanka Madasha Wadatashiga Qaran”

  1. Keeroow Says:

    Siyaassada Somalia maanta ku dhisan is dulminta iyo sadburdiga waa in laga gudbaa
    Waa in qofwalba dareemo in xukunka laga qayb galiyay, waa in si Siman wax loo qaybsado,aqalka sare 4.5 baarlamaanka4.5
    Hadii sinaan wax lagu qaybsado faaidada?
    Cuqdada iyo xurgufta oo meesha ka baxda
    Waxa lawada leeyahay oo wadajir loo ilaashado,
    Isu qalbi furnaan iyo wadashaqayn
    Jabhadayn la aan mustaqbalka dhaw IWM

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: