War deg deg ah: Sheekh C/laahi Sheekh Maxamed (Dalab) oo lagu dilay Magaalada Kismaayo

WAAJIDPRESS – 1 JUN 2016:

Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Kismaayo lagu dilay Sheekh C/laahi Sheekh Maxamed (Dalab), oo ka mid ahaa dadka sida wayn looga garanayo Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Rag bistoolado ku hubeysnaa, ayaa marxuumka ku toogtay agagaaraha Isgoyska Balcad, gaar ahaan meel ku dhow xafiiska shirkadda diyaaradaha ee Blue Sky.

Ragga dilka gaystay oo tiradoodu lagu sheegay saddex nin, ayaa waxay ka baxsadeen goobtii ay dilka ka gaysteen.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: