DAAWO: BAARLAMAANKA OO MAANTA FADHIGOODII KA DOODEY SHARCIGA QODOBADII AY JEBIYEEN MADAXWEYNAHA IYO MAAMUL GOBOLEEDYADA

WAAJIDPRESS – 2 JUN 2016:

Shirka Baarlamaanka Federaalka oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta fadhigoodii caadiga ahaa ka doodey Arimaha Qodobada Shirka Wadatashiga iyo Qodobadii uu jebiyey Madaxweyne Xassan.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sidoo kale ku dhawaaqey in Baarlamaankani uu si caadi ah u shaqeyn doono ilaa laga helayo Baarlamaan bedela xitaa haddii wakhtigii loogu talo galey uu dhamaado.– DAAWO:

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: