Dhegeyso: Xildhibaano Ka Tirsan Maamulka oo ku Sugan Magaalada Marka oo maanta shir jaraa’id ku qabtey Magaaladaasi kana hadley dhibaatooyinka ka jira deeganadaasi

WAAJIDPRESS – 6 JUN 2016:

Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KOONFUR GALBEED ayaa maalmahan waxaa ay ku sugnaayeen degmada marka ee gobolka Shabeelaha Hoose, ayagoo shaagey iney halkaasi u joogeen iney xaliyaan dagaalo hore xal loogu waayey oo u dhexeeya kooxo gobolada dhexe kasoo kicitamey iyo dadka deegaanka.

Mid ka mid ah xildhibaanaas oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in degmada marka ay ka jirto xaalad aad u xun isla markaana loo baahan yahay in wax laga qabto hadalasdiisana waxaaka mid ahaa:

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

Degmada Marka Mobil

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: