TOP NEWS:- Kenya Iyo Itoobiya Oo Ku Dhaw Inay Ku Dagaallamaan……..

WAAJIDPRESS – 7 JUN 2016:

Xog muhiim ah oo goor dhaw ay heshay WAAJIDPRESS  ayaa sheegaysa in cabsi dagaal ay ka taagan tahay magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose, taasi oo u dhaxeysa Kenya iyo Itoobiya.

Dowladahan ayaa maalmahan dambe aad ugu muransanaa maamulka deegannada Jubbaland kadib markii Itoobiya sheegtay in guud ahaan gobolladaasi ay iyada joogeyso.

Kenya ayaa sheegtay in Kismaayo ay iyada Shabaab ka saartay islamarkaana aanay macquul ahayn in si sahlan ay isaga baxdo magaaladaasi waliba iyadoo aan wax talo ah lahayn.

Dowladda Itoobiya ayaa arritan gaarsiisay Midowga Africa sheegtayna in wax walbo oo dhaca ay mas’uul ka tahay dowladda Kenya ama dani ugu jirto in degdeg dib isaga laabato.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: