War deg deg ah: Gudoomiyihii ururka Haweenka ee Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland oo maanta Galkacayo lagu diley

WAAJIDPRESS – 8 JUN 2016:

Kooxo aan la garanayn ayaa Magaaladda Gaalkacyo ee Gobalka Mudug ku dilay Gudoomiyihii Ururka Haweenka Gobalka Mudug ee Maamulka  haweeneyda lagu magacaabo Dhudi Yusuf Aadan,

Marxumadda La Dilay ee Dhudi Yuusuf Aadan ayaa lagu dilay banaanka hore ee guriga ay ka dagan tahay Magaaladda Gaalkacyo Caawa fiidkii xilli la isu diyaarinayay in la afuro.

Kooxihii dilka gaystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana Goobta Dilka Soo gaaray Ciidamadda Amaanka Gobalka Mudug oo baaritaano samaynaya ku sameenaya Agagaraka Dilka uu ka dhacay.

Dadka Degaanka qaarkood oo Caawa la hadlay Idaacadaha ayaa sheegay in Dilkaasi ay fuliyeen Dabley bistoolado ku hubeysnaa, kuwaasi oo dilka kadib isaga baxsaday goobta.

Dilkan ayaa waxuu imaanayaa maalmo un kadib markii Maamulka Puntland ay ka digeen Weeraro xoogan oo ka dhaca Degaano iyo Degmooyin hoostaga Maamulkaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: