War farxad leh Daawo: Daawo :-Imaaraadka oo Maanta Maamulka Koonfur Galbeed oo Gudoonsiisey Gaadiidka Madaxweynaha aan Xabada Karin iyo 80 gaadiid Dagaal oo Casri ah

WAAJIDPRESS – 8 JUN 2016:

Dowlada Imaraadka Carabta ayaa maanta Gudoonsiisay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan 80 gaadiidka dagaalka iyo waliba Dhowr gaari oo  ah kuwa aysan karin Xabadaha oo ay isticmaali Doonaan Madaxweynaha Koonfur galbeed iyo Siyaasiyiintiisa iyo Wasiiradiisa.

Safiirka u fadhiya Soomaliya imaaraadka Carabta ayaa Sheegay in taageeradaan aheyn midii ugu horeyse ama ugu dambeysay ee Maamulka Koonfur galbeed gaarsiyaan,waxayna u balan qaadayn in taageero intaan ka badan siin doonaan maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa siweyn usoo dhaweeyay taageeradaa waxaana oo umahad Celiyay Safirka Soomaliya u fadhiga Imaaraadka Carabta taageerada Mar walba oo la garab taagan yahay Maamulkiisa iyo maamulada kale ee dalka ka jira – DAAWO:

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: