Deg Deg: Al Shabaab oo Weerar Qarax ku bilaawday ku qaaday Saldhig Ciidamada Itoobiya ay ku lee yihiin Deegaanka Halgan

WAAJIDPRESS – 9 JUN 2016:

Halgan: Sida ay Sheegayaan Wararka ka imaanaya Degaanka deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa sheegaya in Rag ka tirsan Al-shabaab ay Saaka Aroortii ay Weerar Xooggan ku qaadeen Saldhig Ciidanka Itoobiya ay ku leeyihiin Degaankaasi Halgan ee Gobolka Hiiraan.
Weerarka ayaa isugu jiray Qaraxyo iyo mid Toos ah,iyadoo halkaa uu ka dhacay Dagaal Xoogan oo mudo qaatay.
Goobjoogeyaal ayaa Warbaahinta u sheegay in Al-shabaab ay Weerar Dhowr Jeho ah ku soo qaadeen Saldhiga Ciidamada AMISOM ee ay ku leeyihiin Degaanka Halgan,waxaana sidoo kale berber socday Weerarka Qaraxyo Xoogan.
Khasaaraha ka dhashay Weerarka Al-shabaab ay ku qaadeen Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Degaanka halgan ayaan la ogeyn inta uu le eg yah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: