War deg deg ah: Ethoipia OO saldhig Military KA furaneysa Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 10 JUN 2016:

Dowladda Uganda ayaa si xooggan uga hortimid qorshe ay dowladda Ethiopia dooneysay inay saldhig milatari uga sameysato magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, sida ay Alldhacdo ogaatay.
Saldhiggan oo ay dooneysay Ethiopia in ay ka sameysato deegaanka Dayniile, ayaa waxaa aqbalay dowladda Soomaaliya ee Xasan Sheekh uu hoggaamiyo, hase yeeshee Uganda ayaa ishortaag ku sameysay, taasi oo dhalisay khilaaf xooggan oo ka dhex dhashay labada dal ee Ethiopia iyo Uganda.
Uganda ayaa u sheegtay dowladda Somalia in haddii Ethiopia ay saldhig ku yeelato Muqdisho, ay ciidamadeeda kala bixi doonto Somalia.

Dowladda Ethiopia oo ka carreysan arrintan ay UGANDA soo jeedisey darteed  ayaa dowlada Ethoipia wakhtigani ku gacan seertay hoggaaminta wareegta ee Amisom, oo kusoo aaday, waxaana taas beddelkeeda la wareegay dowladda Jabuuti, ayada oo uu qabtay Jeneraal Cusmaan Nuur Sugulle.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: