War farxad leh: DAAWO: MAALQABEEN SACUUDI AH OO MAANTA HIRGELIYEY DHISMO ISBITAAL WEYN OO CUSUB OO BAYDHABA MAANTA DHISMO LAGU BILAABEY

WAAJIDPRESS – 11 JUN 2016:

image image image

Wasaarada Caafimaadka Dowlada Dhaxe oo ay KA socoto Wasiirka Drs. Xaawo (OO KA soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE) Iyo Tan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya iyo Maalqabeen KA socda Dowlada Sacuudiga Oo MAANTA Dhagax Dhigey Xarun Isbitaal Ah Oo Laga Hergaliyey Baydhabo, isbitaalka oo ay Maalgelineyso Dowlada Sacuudiga.

Magaalada Baydhabo ayaa maanta waxaa la dhagax dhigey cusbitaal (Clinic) aad u weyn kaasoo ay dhagax dhigeen Masuuliyiin ka socatey Dowlada Sacuudiga iyadoo ay goob joog ahaayeen Masuuliyiin Dowlada Federaalka iyo kuwa maamul Gobaleedka KG. , taasoo ay sheegeen Masuuliyiinta in cusbitaalka la keeni doono qalab casri oo ay ka faaideysan doonaa Bulshada KG.

Masuuliyiinta Maanta ka hadashey waxaa kamid ahaa Wasiirada Caafimaadka DF iyo Masuul kasocdey Dowlada Sacuudiya , waxaan Goob joog ahaa madaxda Maamulka KG iyo Aqoonyahanada Koonfurta Soomaaliaya – DAAWO:

 

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: