War deg deg ah: 1,300 Soomaali u badan oo badda Talyaaniga maanta laga soo badbaadiyey

WAAJIDPRESS – 12 JUN 2016:

ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegaya iney maanta badbaadiyen dad kor u dhaafaya 1,300 oo u badan SOOMAALI oo ka soo cararey dalkoodii  oo ku safrayay badda Mediterreanka seddexdii cisho ee la soo dhaafay.
Ku dhawaad 11 howl oo lagu baadi goobayay dadka ku xaniban gudaha badda ayaa lagu soo badbaadiyay dadkasi, sida ciidamada ay sheegen.

Laba kun oo u badan SOOMAALI ayaa sidoo kale la badbaadiyay maalintii Khamiista ee toddobaadkii hore kadib markii ciidamada Talyaaniga ay ku gurmaden 15 doon oo si kale duwan u socdaalayay.

Sanadkan oo kaliya in ka badan 50,000 oo muhaajiriina ah oo SOOMAALI u badan ayaa gaaray wadanka Talyaaniga sida laga soo xigtay wasaaarada arrimaha gudaha dalkasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: