War hadda soo dhacay: Kooxo hubeysan oo Haweeney ku Dilay Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 13 JUN 2016:

Kooxo hubeysa ayaa gelinkii dambe ee maanta Haweeney waxey ku Dileen Suuqa Maana-booliyo oo ku yaala Degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho.

Haweeneyda oo lagu magacaabi jiray Seynab Muxidiin ayaa dableyn ku hubeysnaa bistoolado waxey ku toogteen Suuqa Maana Booliyo ee Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.

Wararka  Ayaa intaasi ku daraya in Dablay Hubeysan goordhow ay gurigeeda ugu galeen Haweeneydaan oo sida la sheegay Gudoomiye ka aheyd  Waax ka tirsan Degmada Shibis.

Ehelada Haweeynadan la dilay ayaa u sheegay Idaacaddaha in ay la shaqeeneysay Maamulka Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.

Kooxaha falkaasi dilka ahaa geystay ayaa goobta isaga baxsaday.

Dilka Haweeneydan ayaa waxuu qeyb ka noqonayaa Dilal dhowr ah oo maalmihii ugu dambeeyay siyaabo kala duwan uga dhacayay qeybo ka mid ah Degmooyinka ku yalla Magaaalada Muqdisho.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: