Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo oo Ciidamo Kenyaan ay Soo Buux Dhaafiyay dhinaca xadka

WAAJIDPRESS- 14 JUN 2016:

Wararka naga soo gaaraya Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku waramaya in Dowlada Kenya ay Ciidankii ugu faraha badnaa soo dhoobtay Degmadaas.

Ciidamadaan keyaantiga ayaa la sheegay in ay wataan hubka noocyadiisa kala duwan iyo gaadiidka gaashaaman iyagoo sidoo kale hakad galiyay dhaq-dhaqaaqii xuduuda, sidoo kalana is hor istaag ku sameeyay dadkii u kala gooshahay labada dalka
Tani waxay walaac xoog lihi ku abuurtay bulshada ku dhaqan Degmada Beled Xaawo, waxayna hadalhayan in Kenya ay dib u soo celisay qorshihii ay ku dooneysay in darbiga kaga dhisto xuduuda labada dal ay wadaagaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: