War hoose: Safiirkii Hore ee Turkey Mr. Sanbalooshe oo loo magacaabayo maalmahan soo socda Booskii Mr. Gaafow heyn jirey

WAAJIDPRESS – 16 JUN 2016:

thumb

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Amb. C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe loo magaacabayo “dhawaan Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya .

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Prof. Xasan sheekh ayaa dhawaan u magacabey xilka Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka , ugu magacaabay S/Gaas Cabdullaahi Gaafow Maxamuud oo sido kale hada ah Taliyaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.
Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalolshe, ayaa mudo kooban isku badalay xilal kala duwan isaga oo soo noqday Safiirka Soomaaliya ee dalka Britain Taliyihii hore ee Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka QarankaSoomaaliya iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Dowladda Dalka Turkiga Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan sheikh kula talisay in shaqsigaasi loo dhiibo xilkaasi qaraxi diyaarada Daallo ka dib.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: