Daawo: Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Si Habsami Leh U Wado Qaban Qaabada Shirka Madasha Qaran Ee Baydhabo

WAAJIDPRESS – 19 JUN 2016:

Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay si Habsimi leh waxay u wada Qaban qaabadada Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Soomaaliya oo la faliyo in maalmaha Soo socodo uu ka dhaco Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Waxaa la diyaariyey Holka iyo Guryaha ay degayaan ergada ka qiib galeyso shirkaas, oo kala imaanaya Dowlada Federalka Soomaaliya, Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya iyo Beesha Calaamka.

Guddoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed Lawyer C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye oo si kooban ula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in shirka oo lagu waday inuu furmo 20-ka bishan oo ku began uu furmi doono 25-ka isla bishan waxayna ka dhigan tahay in Labo maalin uu dib u dhacay.

DAAWO:

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: