DEG DEG:- Isu-duwihii Wasaarada qorshaynta iyo Xiirirka caalamiga ee gobolka Mudug oo la Dilay

WAAJIDPRESS – 21 JUN 2016:

image

Kooxo hubaysan ayaa saladii cishe kadib ku dilay magaalada Gaalkacyo isu-duwihiii Wasaarada qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee gobolka Mudug ee Maamulka PUNTLAND.

ALLAHA U NAXARIISTO Isu-duwaha  oo lagu magacaabi jiray C/laahi Maxamed Faarax Taba Tabo ayaa dilka waxaa loogu gaystay xaafada Garsoor gaar ahaana aaga Cagaarweyne ee magaalada Gaalkacyo.

Kooxihii dilka gaystay ayaa la sheegay inay ahayeen labo nin oo dhalinyaro ah kuwaas oo ku hubaysnaa Baskooladdo kadibna ay isaga carareen halkii ay dilkaasi ku gaysteen.

Laamaha amaanka gobolka Mudug ayaa xili danbe gaaray halka uu dilku dhacay waxaana ay halkaasi ka sameyeen hawlgalo ay ku baadi goobayaan kooxdii dilkaasi gaysatay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: