War deg deg ah: Taliyihii Nabad Sugida Gobolka Sh.Dhexe oo lagu Dilay Magaalada Jowhar Maanta

WAAJIDPRESS – 21 JUN 2016:

image

Warar laga laga helayo Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Caawa Taliyihii Nabad Sugida ee Gobolka Sh.Dhexe, Cabdiweli Ibraahin Maxamed lagu Dilay toogasho ka dhacday Xarunta Nabad Sugida ee Magaalada Jowhar.

Toogashadan uu fuliyay mid ka mid ah Ciidamada Ilaalada Taliyihii Nabad Sugida ee Gobolka Sh.Dhexe ayaa sidoo kale waxaa lagu dhaawacay ku xigeenkiisa oo magaciisa lagu soo koobay Muuse Afweyne.

Ilaa iyo hada lama oga sababta Askarigan uu u Dilay taliyihiisa islamarkaana uu u dhaawacay ku xigeenkiisa.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: