War hadda soo dhacay: Gudoomiyihii Laanta Waaxda Afaraad Ee Degmada Shibis oo Goordhaweyd La Dilay

WAAJIDPRESS – 21 JUN 2016:

caawa degmada Shibis ee Gobolka Banaadir waxay ku dileen Gudoomiyaha laanta Waaxda Afaraad Ee Degmadaas.

Gudoomiyaha la dilay ayaa magacaabisa lagu sheegay Axmed Guud Cade “Siidow Gacameey” wuxuuna madax ka ahaa laanta Waaxda Afaraad ee Degmadaas.
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo bartiisa Bulshada qoraal kooban soo dhigay ayaa ku sheegay in ciidamada amaanka dowlada soomaliya ay ku raadjoogaan ragii ka dambeeyay dilka Gudoomiyaha laanta Waaxda Afaraad ee Degmada Shibis.

Dhanka kale nin la sheegay in uu la shaqeynayay Hay’adaha ka howlgala Gudaha Muqdisho ayaa galabta lagu dilay Isgoyska Baar Ubax.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: