DAAWO: BAYDHABA AYAA MAANTA KU KULMAY GUDOOMIYEYAASHA GOBOLKA BAYDHABA IYO NUGAAL, WAXAANA LAGA SIXIIXEY GUDOOMIYAHA NUGAAL IN AAN LA DHIBAATEYNIN SHACABKA DIGIL IYO MIRIFLE EE KU NOOL GOBOLKAASI IYO PUNTLAND

WAAJIDPRESS – 24 JUN 2016:

IMG_25F71E-AE3EC2-7EF674-7FD2ED-1AC877-689793^68ED0E4D710833FC3ADB692E5B5C23083EEA6243D94B4B7F54^pimgpsh_fullsize_distr ^B2A2B7E090CAC4D868B69D06EEEA7F6293CBB0B2B1F21F7AF0^pimgpsh_fullsize_distr

Kulankan manta ay yeesheen godoomiyaasha maamulada gobolada bay iyo nugaal ayaa waxaa qeyb ka ahaa odiyaasha dhaqanka iyo qeybo ka mid ah uruka dhalinyarada.
Gudoomiyaha gobolka BAY  Dr. Cabdirashiid Cabdulahi maxamed iyo gudoomiyaha gobolka nugaal Eng. Cumar Cabdullaahi Afweyne ayaa isla soo hadal qaadey wada shaqeyn dhexmarta maamulada labada gobol.
Kulanka Ayaa gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar CabdulLaahi Afweyne WAXAA LAGA sixiixey balanqaaad ah in aan mardanbe la dhibaateynin shacabkaDIGIL IYO MIRIFLE iyo dhamaan KOONFUR GALBEED ee ku nool Gobolka NUGAAL iyo dhamaan deegaanada PUNTLAND iyo in bisha soo socota ee July Xafiis ka warqaba dadka reer Koonfur Galbeed laga furo Magaalada Garoowe ee Puntland.

Waa markii ugu horeysey oo ay kulmaan gudoomiyaasha gobolada bay iyo nugaal.
Gudoomiyaha gobolka nugaal mudane cumar cabdulahi maxamed faraweyne ayaa balan qaadey in uu la shaqeyn doono ganacsatada reer koofur galbeed isla markaana si hoose loo dhameyn doono dhibaatadii loo geystey shacabkii reer koofur galbeed ee halkaasi ku sugnaaa – DAAWO:

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: