War deg deg ah: Dowladda Uganda oo ciidamo hor leh u soo dirtay Soomaaliya

WAAJIDPRESS – 26 JUN 2016:

image

Muqdisho waxaa maanta soo gaaray ciidamo ka socda Dowladda Uganda oo lagu soo kordhiyey ciidamadii hore u joogey, kuwaasi oo qeyb ka noqon doono Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya u jooga howlgalka AMISOM.
Ciidamadaan oo gaaraya ilaa hal Batalyan ayaa salaan sharaf ka qaatay madax kala duwan oo ka tirsan Midowga Afrika, wakiika Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya Amb. Nicolas Keating iyo madax kale.

Wararka aan ka heleyno xarunta Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee ay AMISOM ku leedahay magaalada Muqdisho ayaa waxaa halkaasi khudbado kala duwan u jeediyay saraakiisha iyo taliyeyaasha qeybaha kala duwan.
Ciidamada cusub ee Uganda u soo dirtay dalka Soomaaliya ayaa ah kuwa lugta, iyadoo tallaabadani ku soo beegmeyso xilli dowladda Madaxweyne Yuweri Musaveni ku dhawaaqay inuu ciidamadiisa la baxayo, kaddib markii uu codsi hor dhigay Midowga Afrika.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: