War deg deg ah: Taliyihii Xerada Ciidamada Afisiyoni oo caawa Muqdisho lagu diley

WAAJIDPRESS – 27 JUN 2016:

Wararka aan ka heleyno degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Xaafadda Nasteexa ayaa ku soo warramaya in Caawa kooxo Hubeysan halkaas ku dileen Sarkaal Milatariga Soomaaliya ka tirsanaa.

Gaashaanlle Xasan Barre Raage oo ahaa taliyaha ciidanka military-gga Afisyooni, ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay xaafadda Nasteexo, ee degmadda Wadir.

Kooxaha dilka geystay ayaa la sheegay in ay ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ninka la dilay uu ahaa nin si weyn looga yaqaano.

Taliyaha Boliiska degmada Wadajir ayaa Warbaahinta usheegay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay wadaan howlgallo lagu baadi goobayo kooxihii dilka geystay sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: