Akhriso then Daawo Sawirada” Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galey Salaadda jannaasada ee Xildhibaan Burci Maxamed

WAAJIDPRESS – 28 JUN 2016:
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Xildhinaano iyo Malaaqyada DIGIL iyo MIRIFLE ayaa maanta ka qeybgaley tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum ALLAHA U NAXARIISTO  Xildhibaan Burci Maxamed Xamza (OO ka SOO jeedey beesha Tunni – DIGIL iyo MIRIFLE) oo dhowaan ku shahiiday weerarkii waxashnimada ahaa ee argagixisada ku qaadeen mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa salaadda jannaasada kadib mid mid u gacan qaadey ehelada iyo qoyska marxuumka, isagoo mar kale uga tacsiyeeyay geerida ku timid Marxuum Burci oo sidoo kale ahaa Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha Degaanka.

Waxaa sidoo kale tukashada salaadda jannaasada ee Marxuum Burci Maxamed Xamza ka soo qeybgaley Guddoomiyaha Baarlamaanka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dowladda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar Carte, xubno ka tirsan labada gole iyo mas’uuliyiin kale – DAAWO:

image

 

image image image image image

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: