War deg deg ah: Weerar lagu qaadey Kolonyo ciidan oo marayey JOWHAR ee gobolka Shabeelaha Dhexe

WAAJIDPRESS – 28 JUN 2016:

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa goordhow weerar culus ku qaaday kolonyo gaadiid dagaal oo ay la socdeen Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM kuwaasi oo ku sugnaa deegaan lagu Magacaabo Dabceeleey oo aan sidaa uga sii fogeyn Jowhar.

Weerarada lagu qaaday ciidamada AMISOM ayaa isugu jira Qaraxyo iyo mid fool-ka-fool ah waxaana lasoo warinayaa in halkaasi uu ka dhashay khasaaro culus.

Weerarka iyo Qaraxyada kadib ciidamada AMISOM ayaa rasaas ooda ka qaaday waxaana rasaastaasi ku waxyeeloobay dad shacab ah oo goobta dagaalka ku sugnaa.

Khasaaraha labada dhinac ayaa kor u dhaacay ilaa 8 waxaana sidoo kale jira dhaawac ka dhashay weerarka kuwaasi oo la dhigay isbitaalada magaalada Jowhar.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: