DAAWO then Akhriso: XARUNTA GUDOOMIYE JAWAARI OO MAANTA LAGU DHAARIYE WASIIRKA CUSUB EE WASAARADA CAAFIMAADKA Mr. Madeer isla maantana uu xilkii la wareegey

WAAJIDPRESS – 2 JUL 2016:

image

image image image image

Wasiirka caafiimadka iyo wasiir dowlaha Dekahadaha iyo Gaadiidka badda ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada muuqdisho oo ah Xarunta GUDOOMIYAHA Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Wasiirada la dhaariyay ayaa magacyadoo kala yihiin Wasiirka Wasaarada Caafimadka Mudane Dr. Maxamed Xaaji C/nuur(Madeer) (OO ka SOO JEEDA BEESHA HADAME – DIGIL IYO MIR) IYO Wasiiru dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Xildhibaan Drs. Luul Cabdi Aadan (oo ka SOO JEEDA beesha EELAAY- DIGIL IYO MIRIFLE).

Xaflada dhaarinta waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaaji iyo 75 xubnood oo  ka mid ah Xildhibaanada golaha Baarlamaanka.

Dhaarinta kadib ayaa waxaa Wasiiradda dar daaran ku aadan waajibaadka saran u jeediyay Godoomiyaha Baarlamaanka Mudane Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaar.

“waxaan idinkula dar daarmayaa in aad si daacadnimo ku jirto aad u gudataan waajibaadka idin saran waxaan idin rajaynayaa in aad ka soo dhalaali doontaan howlaha la idiin igmaday”sidaa waxaa yiri Gudoomiye Jawaari.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: