Ciidamada AMISOM oo Qarax Xoogan lagula eegtay Duleedka Degmada Mahadaay

WAAJIDPRESS – 3 JUL 2016:

Mahadaay – SHABEELAHA DHEXE – Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMSIOM waxaa lagula eegtay Duleedka Degmada Mahaday ee Gobolka Sh.Dhexe.

Ciidamada AMISOM ayaa Qaraxan waxaa lagula beegsaday Degaanka Gumurey oo qiyaas ahaan 20Km dhanka waqooyi uga beegan Magaalada Mahadaay ee Gobolka Sh.Dhexe.

Goobjooge la hadlay Idaacadaha Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qaraxaasi uu khasaaro burbur ah gaarsiiyay Ciidamada AMISOM, waxaana sidoo kale jira sida uu Goobjoogahan sheegay khasaaro nafeed oo gaaray Ciidamada AMISOM.

Ciidamada AMISOM ayaa rasaas xoogan dhinacyada u furay Qaraxa kadib iyadoona weli aan ogeyn sababta dhabta ah ee ka dambeysa khasaaraha dhashay Qaraxaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: