CIID MUBAAARAK – Maamulka iyo Shaqaalaha WAAJIDPRESS oo hambalyo udiray ummadda Islaamka

WAAJIDPRESS – 5 JUL 2016:

untitled        images

Dalalka Islaamka ayaa guud ahaan ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay 1-da Bisha Shawaal sidoo kalena loo dabaal degayo Munaasabadda Ciidul Fidriga.

Maamulka ugu sareeya Idaacadda WAAJIDPRESS iyo Shaqaalaheeda ayaa hambalyo ku aadan farxada Ciidul Fidriga u dirayaan dhamaan dadka Islaamka ah meel walbo oo ay joogaan iyo gaar ahaan Akhristeyaasheeda maadaama ay caawa dhalatay Bisha Shawaal.

Maamlinta beri ah ayaa guud ahaan dalalka Islaamka waxaa la rajeynayaa in si weyn looga dabaal dego maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: