DEG DEG: Al shabaab oo Gowracay Aabaha dhalay Mas’uul DF katirsan & Shacab kale….

WAAJIDPRESS – 9 JUL 2016:

Xog dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dad shacab ahaa oo kooxda al shabaab ay ku gowraceyn deegaanka Galcal oo ka tirsan gobalka Galgaduud waxaana dadka la gowracay ka mid ah Aabaha dhalay gudoomiyihii deegaankaasi iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsanaa shirkadaha isgaarsiinta.
Dadka Maleeshiyadda Al-Shabaab ay gowraceen ayaa waxaa ay gaarayaan 3-ruux kuwaas oo dhamaantood ka mid ahaa shaqaalaha laba shirkadood oo kala ah Hormuud iyo Netionling.
3-Ruux ee Maleeshiyaaddka ay gowraceen waxaa lagu kala sheegay Geeddi Maar, & Cabdi Hundurrow, oo u shaqeynaayay Hormuud iyadoo shaqsiga kale uu shaqaale ka ahaa shirkadda Netionling inkastoo magaciisa nalool shegin.
Waxaa sidoo kale Al-Shabaab ay dileen Muxumed Cali oo ahaa Aabaha dhalay Gudoomiyihii Deegaankaasi Galcad ee Gobolka Galgaduud.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: