Ciidamo Puntland ka wada tirsan oo ku dagaalamay Gobolka Bari

WAAJIDPRESS – 10 JUL 2016:

Wararka aan ka heleyno Gobolka Bari ayaa ku soo warramaya in inta u dhexeysa Qardho iyo Magaalada Boosaaso ay ku dagaalameen Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland.

Dagaalka Ciidamada ayaa ka dambeeyay kadib markii Ciidamo kuwa maamulka ka tirsan ay Jid gooyo dhigteen kuwa kalana ay ku soo baxeen.

Inta la xaqiijiyay 3 Askari oo labada dhinac ee dagaalamay isugu jiray ayaa ku geeriyooday dagaalkaas .

Xaaladda ayaa degan hadda iyadoona Saraakiil iyo Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ay ku baxeen xiisadaasi.

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa horay Saraakiil kala duwan xilalka uga tiriyay kadib markii Ciidamo kala taabacsan ay is qoomeen.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: