Diyaarad Drones oo ku soo dhacday Muqdisho

WAAJIDPRESS – 11 JUL 2016:

Diyaarad nooca aan Duuliyaha lahayn ee Drones-ka ayaa waxay gelinkii dambe ee maanta ku soo dhacday Xaafadda Kowda Maajo ee Degmadda Waaberi ee magaalladda Muqdisho.

Maamulka Degmadda Waaberi iyo Ciiddan ka tirsan Boliska Degmadda Waabedri ayaa gaaray goobta ay ku soo dhacday Diyaaradda., iyagoo soo qaaday burburka Diyaaradaasi.

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Shabakadda Wararka ee Xogtamedia.net inaysan jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay burburka Diyaaradda.

Taliyaha Saldhigga Boliska ee Waaberi ayaa sheegay inay Ciiddanka Somalia lahaayeem Diyaaraddasi burburtay.

Ma aha markii ugu horreysay ee ay Drones ku soo dhacdo magaalladda Muqdisho.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: