DEG DEG: Qaraxyo xoogan oo Caawa laga maqlay Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 12 JUL 2016:

Qaraxyo daryan xoogan sameeyay, ayaa waxaa caawa laga maqlay qaybo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho, iyadoona uu dareen baqdin leh ku dhaliyay shacabka.

Qaraxa 1’aad oo noociisu uu miino ahaa, ayaa waxaa la soo sheegayaa in la dhigay dhabarka dambe ee Saldhiga Booliska Degmada Waaberi, kaasoo burbur soo gaarsiiyay qaybo ka mid ah gidaarka Saldhiga.

Hal qof oo rayid ahaa, ayaa sidoo kale ku dhaawacmay qaraxan, sida uu xaqiijiyay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Korneyl Bishaar Abshir Geedi.

Qaraxa 2’aad ayaa u dhacay sidatan: Miinada gacanta laga tuuro ayaa lagu tuurey gaari NOAH ah, ooo ay lahaayeen Ciidanka Boliska; Goobjooge, ayaa inoo xaqiijiyay in gaariga Ciidanka Booliska uu qaraxii dambe ka haleelay qaybta dambe, mana kala cadda haddii ay waxyeelo ka soo gaartay askartii saarneyd iyo haddii kalaba.

 

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: