Nabadoon Axmed Diiriye oo sheegay in aan la fududeysan karin Sharciga Jinsiga

WAAJIDPRESS – 12 JUL 2016:

Isagoo la hadlayay Idaacaddaha ee Magaalada Muqdisho, ayaa Nabadoon Axmed Diiro Cali oo ka mid ah Nabadoonada Soomaaliyeed waxuu si kulul uga hadlay shirka jandarka ama jinsiga oo dhawaan Dowladda iyo Hay’adda Culimada ay Gudi u xilsaareyn.

Nabadoon Axmed Dariiye ayaa waxuu cod dheer ku sheegay in arintaasi aan la fududeysan karin islamarkaana loo baahan yahay in meel lagu soo ogaado.

Waxuu sheegay Nabadoonka in Bulshada Soomaaliyeed ay yihiin Musliim, waxaana aysan u cuntameyn sida uu hadalka u dhigay.

Culimda ku dhaqan Magaalada Muqdisho qaarkood ayaa dhawaan shaaca ka qaaday in Buug Xukumadda ay ka diyaarisay Xuquuqul Insaanka uu ku jiro qodobo ka hor imaanaya Diinta.

Weli waxaa laga dhusagayaa Guddiga Xukuumadda iyo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ay u xilsaareyn soo turxaan bixinta qodobada la sheegay in ay ka horimaanayaan Diinta islamarkaana ku jira Buugaasi.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: