Sawiro: Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof. Jawaari oo manta booqasho rasmi ah ku gaarey Dalka Koonfur Afrika

WAAJIDPRESS – 13 JUL 2016:

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

20167136360399148590752730003

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray dalka Koonfur Afrika, iyadoo garoonka diyaaradaha Johannesburg ay kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Safaaradda Somalia ee Koonfur Afrika iyo qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,Mudane Prof. Maxamed Sh Cismaan “Jawaari” ayaa booqasho ku tegey Dalka K/Afrika ,waxaana Garoonka diyaaradaha magaalada Johannseburg kusoo dhaweeyay Madaxda Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay Dalkaasi iyo qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaalida.

Guddoomiye Jawaari ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay booqashadiisu tahay mid iska caadi balse inta uu joogo K/Afrika la kulmi doono Madaxda Dowladda K/Afrika iyo Jaaliyadda.

“ Waa mahad Illahay inaan maanta socdaal gaaban kusoo gaarno,waxaan filayaa muddada gaaban ee aan joogno inaan Shirar la yeelan doonno Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo madaxda South Africa”ayuu yiri Gudoomiye Jawaari.

Gudoomiye Prof. Jawaari ayaa sidoo kale sheegey in uu madaxda dalka Koonfur Afrika kala hadli doono dhibaatooyinka lagu haayo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: