Xog Naxdin leh: Barakac xoog leh oo ka bilowday xadka Kenya iyo Soomaaliya

WAAJIDPRESS – 14 JUL 2016:

Qoysas badan oo Soomaaliyeed ayaa bilaabay in ay ka barakacaan deegaanada ku teedsan xuduudda udhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan deeganada u dhaw dhaw magaalada Ceel-waaq.

Arintaan ayaa waxa ay ka danbeysay kadib marki ay dowladda Kenya ku amartay in ay ka guuraan 20 km dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya labadda dal ee deegaankaas.

Gudoomiye Kuxigeenka dagmada Ceel Waaq ee gobolka Gedo, Sahal Macalin Aadan oo la soo xiriirey VOA-da la hadlay ayaa sheegay in Qoysas badan oo Soomaaliyeed ay bilaabeen in Barakac ka sameynayaan, isagoo sheegay in dowladda Kenya ku amartay in ay ka guuraan 20 km dhulka miyiga ah ee u dhaxeeya labadda dal ee deegaankaas.

Qoysaska danta yar ee dowladda Kenya ay ku amartay in ay barakacaan ayaanan heysan meel u guuraan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: