Nin Hubeysan oo Weeraray Maqaaxi ku taalla duleedka degmada Mahadaay EE GOBOLKA SHABEELAHA DHEXE

WAAJIDPRESS – 17 – 2016:

Mahadaay – Ninkaan oo ku hebeysnaa Qori Ak 47 ah ayaa waxa uu rasaas xoogan ooda kaga qaaday dad ku caweynayay mid ka mid ah Maqaaxiyaha laga Shaaho ee deegaanka Buurane ee duleedka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku dhimatay oo mid ka mid ah uu Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ahaa halka 3 kale uu soo gaaray dhaawac culus.

Dadka dhaawacmay mid ka mid ah ayaa la sheegay in uu ka tirsan yahay Masuuliyiinta maamulka degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: