War deg deg ah: DAAWO: Xildhibaanada Puntland ayaa maanta ku dhawaaqey in hab Qabiileed loola Dagaalamo Maamulka Somaliland

WAAJIDPRESS – 18 JUL 2016:

Shir Jaraa’id oo deg deg ah ay maanta Magaalada GAROOWE ku Qabteen Xildhibaanada Maamulka Puntland oo hadda Dagaal kula jira Maamulka Somaliland deegaanada Gobolka Sanaag, ayaa cod-dheer maanta ay ku baaqeen in la iska difaacayo maamulka Gooni goosadka Somaliland, Sidoo kalana shacabka ayay ugu baaqeen inay dagaalka galaan, oo Hadii Puntland dawladnimo wax ku difaaci waydo, lagu difaacdo qaab beeleed – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: