War deg deg ah: Dowlada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqdey in hay’adaha dalka Trukey ay joogayaan dalka Somaliland isla markaana aan marnaba laga saareynin

WAAJIDPRESS – 19 JUL 2016:

Somaliland ayaa caddeysay inaanay haba yaraatee dalkeeda ka saareyn hay’adda Turkish Nile Education oo mashaariic waxbarasho iyo caafimaad ka wada somaliland .
Wasiirka wasaaradda arimaha dibedda somaliland Dr; Sacad Cali Shire ayaa war kooban oo uu siiyay saxaafadda maanta wuxuu sheegay in hay’adda Turkis Nile Education aanay ku xadgudbin sharciga u yaalla somaliland sidaa darteedna ay sii wadan karaan hawlahooda ay ka wadaan somaliland .

Wasiirku wuxuu BBC u cadeeyay in somaliland aanay khuseyn go’aanka dawladda somaliya ku saareyso hay’addan . faah-faahin kale ma bixin wasiirku.

Sida laga warqabo , dawladda federaalka ee somaliya ayaa ku amartay hawlwadeenadda hay’dda Turkish Nile inay kaga baxaan somaliya muddo todoba maalmood ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: