War deg deg ah: ISBITAAL Digveer EE MUQDISHO oo Ciidamo la geeyey maanta SHAQAALAHA turkey loo sheegey in ay isaga baxaan

WAAJIDPRESS – 20 JUL 2016:

Fiidnimadii xalay ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa la geeyay Xarunta Isbitaalka Deva ee Hay’adda Nile Organization ee Turkey laga leeyahay.

Tallaabadaan ayaa ku soo beegmeysa xilli dowladda Soomaaliya dhawaan ay soo saartay awaamiir la xiriirta in Hay’adda Nile ay isaga baxdo guud ahaan dalka taas oo lala xiriirinayo in ay ku lug leedahay Afgambigii dhicisoobay ee dalkaas.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa la sheegay in Ciidamadaasi ay geeyeen Isbitaalka Deva iyagoo ka cabsi qaba in la bililiqeysto Xaruntaasi.

Deva ayaa ka mid ahaa Isbitaalada lagu dabiibo dadka dhaqaalahoodu fiicanyahay iyo Masuuliyiinta Bukaanada ah.

Isbitaalkaasi ayaanu jirin wax dan ah oo uu u hayay Shacabka Danyarta ah ee Soomaaliyeed iyagoona lacago xad dhaaf ah ka qaadan jiray Bukaanada.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: