War deg deg ah: MADASHA QARAN OO KU HESHIIYEY IN LABO BIL LAGU KORDHIYO XILIGA DOORASHADA & DOORASHADA MADAXWEYNAHA OO DHACEYSA UGU DAMBEYN 08 NOVEMBER 2016

WAAJIDPRESS – 5 AUG 2016:

Faahfaahinta iyo qoraalka shirka ayaa hadda gacanta lagu hayaa, waxaana xilliga doorashada LAGU kordhiyey muddo ilaa laba bilood ah, iyadoo lagu wado in horaanta Bisha November 2016 ay dhacdo doorashada madaxweynaha oo ugu danbeeya.

Shirka Madaxda oo la filayo in lasoo gabagabeeyo goor dhow ayaa laga gudbay caqabado soo wajahay shirka oo ku saabsan goobaha Doorashada ka dhaceyso iyo Beelaha qaarkood. Shirka ayaa dib loogu dhigay maalintata Sabtida ee 6 Ogost iyadoo arrimo kale ay harsan yihiin.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: